Faahfaahin: Khasaare ka dhashay Madaafiic ku dhacday xaafado ku dhow Villa Somalia

Madaafiic hoobiyyeyaal ayaa maanta waxay ku soo dhaceen xaafada Xararyaale oo ka tirsan Degmada Warta-nabada Magaalada Muqdisho  kuwaasoo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Laba  ka mida madaafiicda ayaa la sheegayaa inuu ku dhaceen isgoyska Xararyaale, gaar ahaan isbitaalka Aljazeera  qeybtiisa gargaarka degdega oo la tilmaamay in mid ka mid ah labada madfac uu ku … Continue reading Faahfaahin: Khasaare ka dhashay Madaafiic ku dhacday xaafado ku dhow Villa Somalia